2007 Views

War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka qarxay xaafada shirkole

War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka qarxay xaafada shirkole
____________________________________________________________________________

April 16-4-2021

Waxaa goor dhawayd Rasaas is waydaarsaday Ciidamo uu Watay Taliye Saadaq joon iyo Ciidamo ay wateen  Taliyayaasha Ciidamada Hodon iyo H/wadaag ee magaalada Muqdisho.

Dagaalkan ayaa socday mudo 20 daqiiqo ah, waxaana halkaas la isku Waydaarsaday Rasaasta Culus iyo mida fudud.

Wariye  ku sugan xaagada oodwayne ayaa ii xaqiijiyay in Rasaasta la is waydaarsaday ayna haatan socoto Gurmadyo ka imaanaya labada dhinac.

Sidoo kale Ciidamada uu Wato Jeneraal saadaq joon ayaa gaaraya ilaa 15 gaadiidka dagaalka ah, waxaana caawa Muqdisho ay tahay mid ka duwan habeenadii hore.

la soco Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post