651 Views

Ergeyga Dowlada Mareykanka oo Israa’iil gaaray si loo joojiyo dagaalka halkaas ka socda

Ergeyga Dowlada Mareykanka oo Israa’iil gaaray si loo joojiyo  dagaalka halkaas ka socda
____________________________________________________________________________

may 15 2021

Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiin.

Hady Amr oo wuxuu la kulmi doonaa dhinacyada Israa’iil, Falastiin iyo saraakiisha Qaramada Midoobey iyadoo laga rajo qabo in la gaaro heshiis xabad joojin ah.

Militeriga Israa’iil ayaa saaka duqeymo ka fuliyay marinka Qaza halka dagaalyahanada Falastiniyiinta ay gantaallo ku garaaceen Israa’iil.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post