1740 Views

Rooble “Soomaaliya waxay galeysaa doorasho. Waxaana socda diyaargarowga shirkii aan iclaamiyay

Rooble “Soomaaliya waxay galeysaa doorasho. Waxaana socda diyaargarowga shirkii aan iclaamiyay
____________________________________________________________________________

May 17 2021

Raisal Wasaaraha Xukuumada Rooble oo ku soo laabtay Muqdisho ayaa fariin u diray musharixiinta, asaga oo ku wargaliyay in dalka uu galayo doorasho ayna is diyaariyaan.

Qoraal uu soo dhigay Bogiisa Facebook ayaa sidaan u qornaa

Waxaan ku soo laabtay Caasimadda Muqdisho ka dib markii aan Djibouti uga qeyb galay caleemasaarka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxdii Gobolka ee aan Djibouti isku aragnay waxaan ka wada hadalnay arrimo muhiim u ah xasilloonida gobolka geeska Africa.

“ Soomaaliya waxay galeysaa doorasho. Waxaana socda diyaargarowga shirkii aan iclaamiyay 20-ka May oo ku qabsoomaya muddadii aan u qabannay Inshaa allaah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post