1206 Views

Dadka Muqdisho qaarkood oo ku dhow in aysan Ciidin Sanadkaan

Dadka Muqdisho qaarkood oo ku dhow in aysan Ciidin Sanadkaan
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 19 2020 – Marka la gaaro xilliyadaan oo kale guud ahaan Caalamka gaar ahaan Suuqyada Soomaaliya waxaa siweyn looga dareemi jiray u diyaar garoowga Maalmaha Ciidu Fidriga ama Ciida Soonfureed,hayeeshee sanadkaan taasi waa ay ka duwan tahay,waxaana jira hoos u dhac ku yimid diyaar garoowgii loo geli jiray Maalmaha ciida sababo la xiriira Cudurka COVID-19 kiisas kamid ah laga helay Soomaaliya.

Meelaha ugu weyn ee diyaar garow laga dareemi jiray ayaa waxaa kamid ah suuqyada waaweyn ee Muqdisho ee lagu Iibiyo dharka Noocyadiisa kala duwan,waxaana aad u yaraaday iibshada dharka sida ay sheegeen Ganacsatada.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment