933 Views

Joe Biden oo mar wax laga weeydiiyey dagaalka ka dhex socda Falastiin iyo Israa’iil cararay

Joe Biden  oo mar wax laga weeydiiyey dagaalka ka dhex socda Falastiin iyo Israa’iil cararay
____________________________________________________________________________

May 19 2021

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa mar wax laga weeydiiyey dagaalka ka dhex socda Falastiin iyo Israa’iil, wuxuu sii kaxeeyey gaari markaa uu tijaabinayey.

Arrintan ayaa dhacdey mar uu kasoo dagey diyaaradda la yiraahdo Air Force One, isagoo si toos ah ay isaga horyimaadeen xubin katirsan Congress-ka oo asalkeedu yahay Falastiin Rashida Tlaib.

Joe ayaa loo soo jeediyey dhaleeceyn fara badan oo ku saabsan colaadda hadda ka taagan Israa’iil iyo Falastiin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post