723 Views

Lafta-gareen oo Noqday Madaxweynihii labaad ee maamul Goboleed oo soo gaaray Xamar

Lafta-gareen oo Noqday Madaxweynihii labaad ee maamul Goboleed oo soo gaaray Xamar
____________________________________________________________________________

May 20 2021

Waxaa Goor dhawayd garoonka Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo, waxaana Garoonka kaga hor tagay Madax Wasiiro iyo Xildhibaano.

Lafta gareen ayaa waxaa uu ka qeyb geli doono shirka looga hadlayo muranka doorashooyinka, kaasi oo horey uu u iclaamiyay R/wasaare Rooble.

Sidoo kale maanta ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxda maamul goboleedyada kale ee ka maqan magaalada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post