795 Views

Ciidamada Xoogga dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaano dhorw ah oo ka tirsan Sh. Dhexe

Ciidamada Xoogga dalka oo Alshabaab kala  wareegay  deegaano dhorw ah oo ka tirsan Sh. Dhexe
____________________________________________________________________________

May 26 2021

Wararka ka imaanaya Sh.dhexe ayaa sheegaya ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay  lawareegeen deegaano dhorw ah oo ka tirsan gobolka Dhexe ee maamulka HirShabelle.

Wararka ayaa sheegaya in Howl-galladan  uu horkacayey taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odowaa Yuusuf Raage ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ciidamadu ay kula wareegeen deegaanada War Dhagax, Warciise, Gal Leef, Qoor Dheere, Jilable iyo Cali Fooldheere.

Sidoo kale Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ka hadlay howl-galladan ayaa shaaca ka qaaday inay jab xoogan iyo khasaare ku gaarsiiyeen dagaalyahanadii ku sugnaa deegaanadaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post