288 Views

Magaalada New York oo haatan ka soconaya shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay

Magaalada New York oo haatan ka soconaya shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay
____________________________________________________________________________

Talaado: SEPTEMBER 20, 2022

Waxaa magaalada New York haatan ka soconaya shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, iyadoo khudbaddiisii furitaanka uu Xoghayaha Guud ee Jamciyadda, Antonio Guterres, uu ka digay in dunida ay wajahayso jiilaal laga niyadjabo.

Colaadaha iyo gaajada ayaa ah waxa ugu badan ee laga walaacsan yahay, xilli hay’adaha gargaarka ay dalalka qaniga ah ugu baaqayaan inay soo afjaraan waxa ay ugu yeereen dhibaatada gaajada adduunka ee iska socota.

Duullaanka Ruushka uu ku galay waddanka Ukraine iyo dhibaatada cuntada ee caalamka ayey u badan tahay in xoogga lagu saari doono doodaha shirka.

Agaasimaha hay’adda Qaramada Midoobay ee ka warranta xasaradaha caalamka, Richard Gowan, ayaa waxa uu sheegay inay xaddidan tahay waxa ay Qara

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post