684 Views

Maamulka Degmada Wisil oo bilaabay olole Nadaafadeed Xili ay kasoo kabsanayso Dagaal Dhawaan Alshabab ku Qaadeen

Maamulka Degmada Wisil oo bilaabay olole Nadaafadeed Xili ay kasoo kabsanayso Dagaal Dhawaan Alshabab ku Qaadeen
____________________________________________________________________________


Isniin: January 3, 2022

 Maamulka degmada Wisil ee Gobolka Mudug ayaa olole Nadaafeed ka sameeyey magaalada Wisil, taas oo ay ka qeyb qaateen Maamulka, dhalinyarada iyo bulshada magaaladaasi.

Ololahaan ayaa socon doona muddo saddex beri ah, iyadoo Maamulka degmadu uga gollee yihiin Hagaajinta Bilicda magaaladaasi.

Magaalada Wisil oo ah degmo istiraatiji ah ayaa kol hore waxaa ka dhacay weerar ay kooxaha Nabad-diidka ah ku soo qaadeen. Waxayna muddo ka dib wisil ay la tartamaysaa magaalooyinka dhiggeeda ah. Iyadoo ay dhib ugu laabteen dhamaan bulshadii magaaladaasi, isla markaana ay shaqeynayaan dhamaan adeegyada bulshadda

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post