777 Views

Senator Nuura oo si adag uga hortimid Barnaamij uu Daahfuray Madaxweyne Farmaajo

Senator Nuura oo si adag uga hortimid Barnaamij uu Daahfuray Madaxweyne Farmaajo
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 21 2020–Senator Nuura Faarax oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka kasoo galay Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland ayaa dhaliishay qaabka loo qeybiyay Banaamijka Baxnaano ee dhawaan uu daah-furay madaxwyne Farmaajo.

 

Senator Nuura oo la soo xiriirtay Idaacadda Risaala ayaa sharaxaad dheeri ah waxaa ay ka bixisay sababaha ay uga soo horjeesatay Barnaamijkaas.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment