1110 Views

Siyaasiyiinta ka soo hor jeedo K/galbeed oo markii ugu horaysay yeeshay kulan wada jir ah

Siyaasiyiinta  ka soo hor jeedo K/galbeed oo markii ugu horaysay yeeshay kulan wada jir ah
____________________________________________________________________________

\May 31 2021

Waxaa magaalada Muqdisho manta ku kulmay siyaasiyiinta koonfur Galbeed ool aan lagu aqoon in ay yeeshaan kulan wadareed.

Kulanka waxaa  ka qeyb galay madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen), Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed  Shariif Xasan Sheekh Aadan, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka  Xildhibaan Aadan Madoobe iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiya golaha shacbaka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo masuuliyiinta kale ee kulankan maanta qeybta ka ahaa ayaa ayaa waxa ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka iyo arrimaha doorashada oo dhawaan heshiis laga gaaray.

Sidoo kale Beeshaan ayaan caan ku ahayn kulamada Nuucaan oo kale ah, waana Markii ugu horaysay Muqdisho ay ku kulmaan siyaasiyiinta ka soo jeedo Dowlada K/galbeed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post