1293 Views

Suudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya

Suudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya
____________________________________________________________________________

Sudaan iyo Itoobiya ayuu Dagaal  goos goos ah dhaxmarayay tan iyo Bishii November ee sanadkii hore, iyada oo xiisadoodu sii xumaanaysay Marar badan oo laysku Dayay inaa la dhaxdhaxaadiyo labada dowladood.

Maleeshiyadka Axmaarada ayaa inta badan iska caabin kala hortagayay Ciidamada Suudan ee qabsaday degaano badan   siday sheegeen dadka ku nool degaanka  Beeraha ku haboon ee al-Fashqa.

Sudan iyo Ethiopia oo isku haysta dhulbereedka’ al fashaqa’ ayay sudaan sheegtay inay boqolkiiba 90% qabsatay dhulkii Muranku ka Tagnaa’ balse Ethiopia ayaa Arintaas’ Dulaan cad ku Tilmaantay.

Dagaaladan oo la sheegay inay maanta iyo shalay dhaxmareen Maleeshiyadka Axmaarada oo ay tageerayan’ Ciidamada Ethiopia’ ayay Milatariga Sudan sheegeen inay Dhowr aag oo horleh kula Waregeen.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post