930 Views

Shir dhacay Berlin oo looga hadlay geeddi-socodka nabadda Libiya iyo Colaada Dalkaas

Shir dhacay Berlin oo  looga hadlay geeddi-socodka nabadda Libiya iyo Colaada Dalkaas
____________________________________________________________________________

Khamiis: June 24 2021

 Shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Berlin ayaa waxaa looga hadlay geeddi-socodka nabadda ee dalka Libiya.

Shirkan ayaa waxaa  soo qaban-qaabisay dowladda Germany oo kaashaneysa Qaramada Midoobay ka soo qeybgalay dhinacyada Libya iyo wasiirro caalamka ka socda.

Shirkan waxaa diiradda lagu saaray amniga iyo doorasho ka dhacda dalka Libya iyo waliba sidii dalkaasi looga saari lahaa ciidamada ajinabiga ah.

.

https://08590705703891fe9f701e6fed3eef46.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post