3348 Views

Sawiro:-Qaad Maanta Lagu Gubay Magalada Boosaaso

Sawiro:-Qaad Maanta Lagu Gubay  Magalada Boosaaso
____________________________________________________________________________

Boosaaso  | QOL | March 14, 2018 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan Ciidamada ammaanka  Puntland ayaa maanta fagaare ku yaala duleedka magaalada ku gubeen Jawaano Qaad ah.

Waxa ay sheegeen in Qaadkaasi uu si sharci darro ah loosoo galiyay Puntland, kadib markii xogtiisa heleen.

Ciidamada Ammaanka ee Boosaaso  waxa ay xaqiijiyeen in Qaadkaan in Puntland lagasoo galiyay dhinaca Soomaaliland.

Waxaa Qaadkaan uu u rarnaa ganacsato Puntland ah oo doonayay inay si qarsoodi ah kusoo galiyaan gudaha magaalada Boosaaso, iyagoo ka cararay in la canshuuro sidda ay xaqiijiyeen ciidamada Ammaanka.

q1 q2

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Boosaaso 

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment