558 Views

Maxkamadda Racfaanka dowladda Kenya oo dhagaysanaysa khilaaf ka dhashay BBI

Maxkamadda Racfaanka dowladda Kenya oo dhagaysanaysa khilaaf ka dhashay BBI
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 30 2021

Dalka Kenya wali waxaa ka taagan khilaaf ka dhashay arrimaha BBI ee lagu doonayo in isbadal lagu sameeyo Dastuurka Kenya.\

waxaana Maxkamadda Racfaanka dowladda Kenya ay hadda waddaa dhagaysiga sharcigan oo ay dhowaan diiday maxkamadda sare.

Sidoo kale Dadka sharciga BBI diidan waxaa kamid ah Siyaasiinta Soomaalida ee dalkaasi kuwaas oo sheegaya in Soomaalida Kenyan uusan faa’iido u lahayn sharcigan cusub.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post