1119 Views

Prof. Cabdelcasiis Maalinguur oo Muqdisho ku geeriyooday

Prof. Cabdelcasiis Maalinguur oo Muqdisho ku geeriyooday
____________________________________________________________________________

Khamiis: July 15 2021

Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Cabdelcasiis Maalinguur oo kamid ahaa aqonyahanka Soomaaliyeed ee kaalinta wanaagsan ka qaadanayay in wax la baro dhallinyarada jaamacadaha.

Dr. Cabdicasiis oo bartay cilmiga caafimaadka ayaa ka baxay jaamacado ku yaalla Mareykanka uu muddo ku noolaa, waxa uuna hadda kamid ahaa aqoonyahanka wax ka dhigayay kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda SIMAD ee Muqdisho.

Sidoo kale Maamulka sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa VOA-da u sheegay in uusan horay u qabin xanuun, balse dhakhaatiirta ay u sheegeen in uu u dhintay xanuun dhinaca wadnaha ah.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post