2739 Views

Maamulka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadda Loo heysto Naciimo qorane oo ku xiran Hargeysa

Maamulka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadda Loo heysto Naciimo qorane oo ku xiran Hargeysa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 07, 2018 –Xeer Ilaaliyaha Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu dacwad ku soo oogay Gabadha lagu magacaabo Naciimo Abwaan Qorane taas oo ku xiran Xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa.

Gabadhan ayey xeer ilaalinta Somaliland ku soo oogeen labo dacwad oo la xiriirta in ay ku xadgudubtay goonni isu taagga Somaliland.

Halkan ka aqriso labada dacwadood ee lagu heysto Naciimo Abwaan Qorane oo la xiray 28ka Bishii January 2018.

b n

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

————————————————————————–

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment