756 Views

Shiinaha oo laga diwaangaliyay hal kiis oo Corona Virus ah 24-kii saac ee lasoo dhaafay

Shiinaha oo laga diwaangaliyay hal kiis oo Corona Virus ah 24-kii saac ee lasoo dhaafay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 09  2020–Shiinaha ayaa diwaangaliyay hal kiis oo Corona Virus ah maalintii shalay aheyd Sidda ay shaacisay hay’adda caafimaadka qaranka maanta.

Halka kiis ayaa ah qof dalka dibadiisa laga keenay 8-dii May.

Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay si buuxda uga guuleysatay ka hortagga Cudurka Corona virus, islamarkaana hadda dalkeeda oo uu kasoo bilowday Corona virus ee muujiyay Isku duubni.

Tirada guud ee Shiinaha ee kiisaska coronavirus ayaa hadda ah 82,887, in kasta oo 78,000 xaaladood ay soo kabsadeen, halka tirada rasmiga ah ee dhimashaduna aan wali laga beddelin 4,633

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment