1107 Views

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qadar.

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay  Danjiraha Dowladda Qadar.
____________________________________________________________________________

Talaado: December 14, 202

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya,  Xasan Bin Xamsa Asad, oo booqasho sharafeed ugu yimi.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Danjiraha Dowladda Qadar ayaa waxa ay kulankooda kaga wada hadleen xoojinta xiriirka saaxiibtinnimo iyo iskaashiga dheef-wadaagga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qadar.

Dowaladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto-dheer oo taariikhi ah, iyadoo sanadihii u dambeeyayna uu aad u kobcayay cilaaqaadka labada dowladood.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post