1086 Views

SAWIRO: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

SAWIRO: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Duleedka Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 18, 2020—Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay halka loo yaqaan bood boodka oo ku dhow koontaroolka Baar ismaaciil ee degmada Afgooye, ayaa wararka la helayo waxay sheegayaan inuu jiro khasaare nafeed.

 

Askar ka tirsan ciidamada dowladda iyo shaqaalle Turki ah oo saarnaa gaari Cabdi bille iyo gaari kale ayaa wararku waxay sheegayaan in lagu dhuftay gaari NOHA ah oo qarax uu ku xirnaa.

 

 

 

Dadka dhaawacmay ayaa loo soo qaaday Muqdisho iyadoo si kale ay jiraan dad dhintay oo tiradooda ay ku socoto hubin.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment