690 Views

sharci khilaafka weyn ka abuuray gobolka Texas xisbiga Dimqraadiga oo dood ka keenay.

sharci khilaafka weyn ka abuuray gobolka Texas xisbiga Dimqraadiga oo dood ka keenay.
____________________________________________________________________________

 

Khamiis: July 15 2021

in kabadan 50 xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ee gobolka Texas, oo ka tirsan xisbiga Dimqraadiga ayaa ku sugan Washington.

 kaddib marki ay ka soo baxsadeen gobolkaas, si ay xildhibaannada Jamhuuriga uga hor-istaagaan kooram lagu qabto kalfadhi lagu ansixinayo sharciyo ay jamhuurigu wataan.

Sidoo kale Hindisaha ay doonayaan Jamhuurigu in sharci laga dhigo ayaa xaddidaya coddeynta doorashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post