819 Views

Booliska London oo xiray dad lagu eedeeyay midab-takoorkii cayaartooyda madowga ah

Booliska London oo xiray dad lagu eedeeyay midab-takoorkii cayaartooyda madowga ah
____________________________________________________________________________

Jimco: July 16 2021

far qof ayey ciidamada amaanka ee Britain xabsiga u taxaabeen, kaddib markii qaar ka mid ah cayaaryahanada Xulka Qaranka ee kubadda cagta ee England loola dhaqmay qaab cunsurinimo ah, farriimo takoor ahna loo marsiiyay baraha bulshada.

sidoo kale Marcus Rashford, Bukayo Saka iyo Jadon Sancho oo dhamaantood ah cayaaryahanno madow ah ayaa cunsuriyad la kulmay ka gadaal markii ay khasaariyeen gool ku laadyo uu Talyaaniga uga guuleystay dhawaan xulka England cayaartii kama-dambeysta aheyd ee tartankii Qramada Yurub.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post