930 Views

Kulan Ducaa oo luugu Tacsiyeenayay Ugaas Taakoy oo lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq.

Kulan Ducaa oo luugu Tacsiyeenayay  Ugaas  Taakoy oo lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq.
____________________________________________________________________________

Isniin: july 19, 2021

Kulan Ducaa oo luugu Tacsiyeenayay Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariustee Ugaas Axmed Bare Cali (Ugaas Taakoy) oo 14kii bishaan geeriyooday oo  logu Qabtay Hoyga Dhaqanka ee Guriga Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ee Magaalada Caabudwaaq.

Waxaa ka soo qayb Galay kulanka Tacsida Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Galmudug, maamulka degmada, ururada haweenka, dhalinyarada iyo saraakiisha laamaha amniga ee Galmugud.

Wasiiro iyo xubnaha dhaqanka oo waqti iyo waayo joog badan la ahaa Ugaas ayaa Marxuunka Ducadiisa ku kulmay iyagoona ka sheekeeyey waxa ay ka yaqaaneen Allaha U naxariistee Ugaas Taakooy, waxayna sheegeen in Ugaasku uu ahaa mid Alle xigmad iyo wanaag u dhameeyey wexeena Alle uga baryeen in uu naxariistii Janno ka warabiyo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post