1425 Views

Wasiirad Khadiija Diiriye oo u jawaabtay Wasiirka Isboortiga Soomaaliya

Wasiirad Khadiija Diiriye oo u jawaabtay Wasiirka Isboortiga Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Talaado: July 13, 2021

Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya Khadiija Max’ed Diiriye ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa.

Wasiiradda oo qoraal kooban soo dhigaty boggeeda Facebook waxay tiri: “Wasiir Xildhibaan Xamse Xusuuso haddad xis-leedahay Abboowe”.

Iyada oo qoraalkaasi kooban ee ay ugu jawaabeyso Waziir Xamse soo raacisay Khudbad ay wasiirad Khadiijo jeedisay xilli ay xil wareejin dhaceysay.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post