930 Views

Madaxweyne Macron oo ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda.

Madaxweyne Macron oo  ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda.
____________________________________________________________________________

Arbaco: july 21 2021

 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda.

Software-ka oo loo yaqaan Pegasus, wuxuu u dhacaa taleefannada wuxuuna fursad u siinayaa dadka adeegsanaya inay ogaadaan xogaha taleefoonkaasi ku jira.

Waxaa jirta warbixin cusub oo lasoo dusiyey, taasoo bidhaamineysa in la basaasay uggu yaraan 50,000 oo qof oo caana, kuwaasoo ku kala nool dunida dacaladeeda.

Shirkadan lagu magacaabo NSO ayaa beenisay wararka sheegaya in barnaamijkeeda loo adeegsaday si qaldan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post