1104 Views

Qasaaraha ka dhashay Qaraxii B/weyne oo soo kordhaya Mas’uuliyiin uu ka mid aha Duqii Degmada Feer Feer

Qasaaraha ka dhashay Qaraxii B/weyne oo soo kordhaya Mas’uuliyiin uu ka mid aha Duqii Degmada Feer Feer
____________________________________________________________________________

Sabti: October 16, 2021

 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay qaraxii goor dhawayd ka dhacay magaalada B/weyne

Wararka ayaa shegaya in Mas’uuliyiinta meesha ku dhintay uu ka mid yahay Duqii Degmada Feer Feer Khaliif Garaad  ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada amaanka ayaa goobta gaaray si ay uga qaadaan meesha dhaawacyadii, waxaana meesha ka dhacay mayd aad u badan sida ay sheegayaan saxaafada oo goobta gaaray.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post