999 Views

SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay london

SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay london
____________________________________________________________________________

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyada oo siweyn halkaasi logu soo dhaweeyay.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Magaalada London uga qeyb geli doona shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada oo sanadkaan ay marti gelisay dowladda Ingiriiska.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa  inta uu joogo UK waxa uu la kulmi doonaa  Ra’iisul Wasaaraha   UK Boris Johnson ,Madax iyo Mas’uuliyiin kale ee ka qeyb galeysa caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post