1062 Views

Shiinaha oo dhisanaya saldhigyo laga ridi karo gantaalo

Shiinaha oo dhisanaya saldhigyo laga ridi karo gantaalo
____________________________________________________________________________

Arbaco: july 28 2021

Koox baarayaal Maraykan ah ayaa sheegay inay ogaadeen in Shiinuhu hadda si qarsoodi ah u dhisayo saldhigii 2,aad oo loogu talo galay in laga rido gantaalaha xambaari kara Nukliyeer

Sawiro iyo muuqaalo laga helay dayaxgacmeedka ayaa lagu sheegay in xukuumadda Shiinuhu ay saldhigaan oo leh 110 qol oo dhulka hoostiisa ah lagana hagi karo gantaalaha Nukliyeerku ku xiranyahay ka dhisayso meel banaanka ka ah magaalada Haami oo ka tirsan gobolka Shiinjiin.

Xogtaan inteeda badan waxaa la helay bishaan waxaana duubay dayax gacmeedyo Maraykanku leeyahay Shiinuhuna kama hadlin willi xogtaan cusub ee hadda soo baxday hase ahaatee todobaadkii hore xog soo baxday ayaa sheegtay in dhawr wadan oo Maraykanku iyo Shiinuhu ugu horeeyaan isku diyaarinayaan dagaal Nukliyeer la isku adeegsado.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post