1212 Views

Sawirro:-Ciidan Dhamaystay Xilli-Hawleedkooda AMISOM Oo La Abaal Mariyey

Sawirro:-Ciidan Dhamaystay Xilli-Hawleedkooda AMISOM Oo La Abaal Mariyey
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 06,, 2019  –50 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda oo la shaqeynayey Hawlgalka AMISOM ayaa shalay lagu abaalmariyey Billado kaalintii ay ka qaateen Dib-u-soo-celinta Hawlaha Ammaanka iyo Nabadda ee Somaalia.

Taliyaha Ciiddanka AMISOM, Jeneral Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka hadlay Munaasbaadda lagu abaalmarinayey Saraakiishaasi waxa uu ku ammaanay sida daacadda leh ee ay uga shaqeeyeen Nabadda iyo Ammaanka ay ku naalloonayaan dadka iyo Dowladda Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

Si kastaba ha ahaatee, Saraakiisha AMISOM ee in ka badan 6 bilood ka shaqeeya Xarumaha dhexe ee AMISOM  waxaa lagu abaal-mariyaa  Billaddaha Ururka Midowga Afrika  ee lagu xaqiijinayo hawshooda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment