783 Views

Guddoomiye Mursal oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka

Guddoomiye Mursal oo  xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka
____________________________________________________________________________

Arbaco: August 4, 2021

Guddoomiyaha golaha shacabka baalamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee golayaasha gaarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha ayaa warbixin ka dhageystay xubnaha guddiga oo ay hoggaamineysay Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo ah guddoomiyaha guddiga.

Sidookale Kulanka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Xaabsade.

Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan oo ay hayaan guddiga, sidoo kale waxa uu ku biiriyay talooyin ku saabsan sida lagu xaqiijin karo qoondada haweenka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post