960 Views

Galmudug oo Al-Shabaab kala Wareegtay deegaanka Miliqo iyo dabagalo oo aan ka fogayn Xaradheere

Galmudug oo Al-Shabaab kala Wareegtay  deegaanka Miliqo iyo  dabagalo  oo aan ka fogayn Xaradheere
____________________________________________________________________________

Sabti: August 7, 2021

Waxaa maalmihii la soo dhaafay guulo is daba jog ah ay gaarayeen Ciidamada xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug,  oo  Al-Shabaab kala wareegay deegaano hor leh.

Warka ayaa sheegaya in Ciidamada Huwanta ay kala wareegeen Al-shabaab Deegaano  hoostago degmada Xarardheere ee gobalka mudug.

Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka Miliqo oo u dhow Xarardheere waxaan goordhaw gudaha u galay oo deegaankaasi ciidanka huwanta ah.

Deegaanada ay la wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa galmudug ayaa sidoo ka mid ah  dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in  ciidamada ay  kaabiga ku hayaan degmada Xaradheere ee gobolka mudug.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post