450 Views

Hogaamiayaha mayalka adag Moqtada Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa una sheegay in ay ka baxaan xarumaha Dowlada

Hogaamiayaha mayalka adag Moqtada Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa una sheegay in ay ka baxaan xarumaha Dowlada
____________________________________________________________________________

Talaado:AUGUST 30, 2022

Hoggaamiyaha Shiicada ah ee dalka Ciraaq Moqtada Al-Sadr ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay ka baxaan goobaha dawladda ee magaalada Baqdaad oo iska horimaad uu ku dhexmaray ciidamada amniga.

Rabshadahan ayaa bilowday kadib markii Al-Sadr uu shalay ku dhowaaqay inuu siyaasadda ka fariisanyo kadib muran siyaasadeed oo muddo soo jiitamayey. Ilaa 30 qof ayaa ku dhimatay rabshadahan.

Sidoo kale waxaa wali jira  iska hor imaad dhex maraya Ciidamada Dowlada iyo taageerayaasha mayalka adage e taageera Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post