801 Views

Taalibaan oo cafis guud u fidisay dhammaan mas’uuliyiinta dowladdii Afghanistan

Taalibaan oo  cafis guud u fidisay dhammaan mas’uuliyiinta dowladdii Afghanistan
____________________________________________________________________________

Talaado: August 17, 2021

Kooxda Taalibaan ayaa cafis guud u fidisay dhammaan mas’uuliyiinta dowladdii Afghanistan, iyagoo ku boorriyay inay ku laabtaan shaqada iyagoo qaba “kalsooni buuxda”.

“Cafis guud ayaa loo fidiyay dhammaan … marka waa inaad dib u bilowdaa nolol maalmeedkaaga si weliba ay kalsooni buuxda ku jirta,” ayay qortay AFP, iyadoo soo xiganaysa bayaan ka soo baxay Taliban.

Waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ay jirto cabsi soo food saartay Afgaanistaan.

Daalibaan ayaa caan ku ah inay fuliyaan ciqaab arxan darro ah waxaana lagu eedeeyay inay geysteen dambiyo dagaal.

BBC

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post