1362 Views

Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxda Daacish oo xalay degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ku dilay Guddoomiyihii degmadaas

Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxda Daacish oo  xalay  degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ku dilay Guddoomiyihii degmadaas
____________________________________________________________________________

Khamiis” August 19, 2021

 Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxda Daacish ayaa xalay  degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ku dilay Guddoomiyihii degmadaas Maxamed Axmed Muumin.

Kooxda oo weerar ku soo qaaday degaanka ayaa gudaha u galay degmada Balli-dhidin halkaas oo ay maalmo ka hor ka baxeen ciidamadii Puntland ee ku sugnaa sida ay sheegeen Goob-joogayaal.

Saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Puntand ee Gobolka Bari oo aan xiriir la samaynay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan dhacdadaan inkastoo ay xaqiijiyeen dilka Guddoomiyaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post