750 Views

Garabka Cabdi xaashi oo Golaha wadatashiga qaranka ugu baaqay xal Deg deg ah.

Garabka Cabdi xaashi  oo Golaha wadatashiga qaranka ugu  baaqay xal Deg deg ah.
____________________________________________________________________________

Sabti: August 21, 2021

War qoraal ah oo ka soo baxay siyaasiyiinta gobolada Waqooyi gaar ahaan garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa madaxda Soomaalida ee maanta shirka ku leh Muqdisho ugu baaqay in ay xal deg deg ah ka gaaraan khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xubnaha gobolada waqooyi ee Soomaliland.

Sidoo kale, waxay codsadeen in si cadaalad ay ku jirto loo mideeyo labada dhinac ee gudiga SEIT gobollada waqooyi ee kala jaban, loona sameeyo guddi mideeysan.

.   

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post