1182 Views

Dad ku dhimatay qalalaase ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kabul

Dad ku dhimatay qalalaase ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kabul
____________________________________________________________________________

 

Isniin: August 16, 2021

Dad goobjoogayaal ah ayaa BBC -da u sheegay in ugu yaraan saddex qof oo rayid ah la dilay iyadoo boqolaal qof oo isku dayayay inay ka baxaan Afgaanistaan ​​ay weli ku sii qulqulayaan garoonka caalamiga ah ee Kabul.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa tirada dhimashada intaas ka badan ku sheegtay, iyadoo hal goobjooge uu sheegay inuu arkay meydadka shan qof oo gaari lagu qaaday.

Ciidamada Mareykanka, oo la wareegay gegida diyaaradaha iyagoo daad -gureynta magaalada ka sii socota, ayaa lagu soo warramayaa inay cirka u rideen qabado si ay u kala eryaan kummanaan kun oo qof oo isku guray garoonka diyaaradaha ee Kabul shalay iyo maantaba.

Muuqaalkan ayaa muujinaya sida xaalka ahaa, iyada oo dadka diyaaridihii dhabaha yiilay ay iska buuxiyeen, in kale oo badana aysan wax diyaarad ah he

BBC SOMALI

Office Nairobi Kenya      

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post