1257 Views

Qaar ka mid ah masaajiddyada Barriga London iyo Birmingham oo billaabay in dadka muslimiinta ah lagu talaalo

Qaar ka mid ah masaajiddyada Barriga London iyo Birmingham oo billaabay in  dadka muslimiinta ah lagu talaalo
____________________________________________________________________________

ITalaado: 9/2/2021

Qaar ka mid ah masaajiddyada Barriga magaalada London iyo magaalada Birmingham ayaa laga billaabay in lagu talaalo dadka muslimiinta ah ee ku nool deeganadaas.

Waxa iyagana talaalada, oo ah kuwa COVID-19 laga billaabay garoomada kubadaha qaarkood iyo xarumo ay leeyihiin jaaliyadaha.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa xili UK uu ka mid yahay |Dalalka yurub ee sida aadka ah dhibaatada u gaarsiiyay Xanuunka COVID-19.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post