789 Views

“Jacayl dhiig ma lagu qoray” Safiya Tusma oo arooskeedii hadal haynta dhaliyay ka qaaday heestan

“Jacayl dhiig ma lagu qoray” Safiya Tusma oo arooskeedii hadal haynta dhaliyay ka qaaday heestan
____________________________________________________________________________

isniin: November 22, 2021

Safiya Tusmo oo ah gabadh fanaanad ah oo si weyn baraha bulshada looga hadal hayay meherkeeda oo ahaa 120 neef oo geel ayaa arooskeeda oo xalay dhacay Magaalada Jigjiga waxa ay ka qaaday heestii fanaanadda weyn ee Xalimo Khalif Magool Allaha unaxariistee oo ahayd “Jacayl Dhiig ma lagu qoray”.

Dadka qaar ayaa waxay ku tilmaameen meherka fanaanadda midkii ugu qaalisanaa abid.

Muuqaalkan oo ay baahisay warbaahinta Horn Cable ayaa waxa si wada jir ah heesta ugu ciyaarayay fanaanadda iyo seygeeda cusub xilli ay dad badan oo munaasabadda arooska lagu casuumayna ay daawanayeen..

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post