1266 Views

C/raxmaan C/shakuur “Sanduuqyadii aan ugu yaboohnay doorashada Soomaaliya waa khasaaray

C/raxmaan C/shakuur “Sanduuqyadii aan ugu yaboohnay doorashada Soomaaliya waa khasaaray
____________________________________________________________________________


isniin: August 23, 2021

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qoraal uu bartiista Facebook soo dhigay waxa uu ku yiri

“Nin saaxibkeey ah oo beesha caalamka ka tirsan ayaa igu yiri sanduuqyadii aan ku yaboohnay waa khasaareen, sababtoo ah tartan doorasho ma dhicin codna sanduuq laguma ridin.”

“Ma filaayo habraaca maanta la saxiixay in uu santuuq doorasho nooga baahan yahay.”

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post