795 Views

safiirkii Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia oo Geeriyotay

safiirkii  Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia oo Geeriyotay
____________________________________________________________________________

Sabti: September 4, 2021

Allah ha u naxariistee waxaa dalka Canada ku geeriyootay Faadumo Maxamed Eenoow, oo hore u soo noqotay safiirka Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia.

AUN Faadumo Maxamed Eenoow ayaa ahayd haweyneydii ugu horeysay oo Soomaaliya safiir u noqota, iyadoo laga dhigay markii ugu horeysay safiirkii Soomaaliya ee dalka Austria.

Dhanka kale, Luqadaha Ingiriiska, Carabiga, Faransiiska iyo Talyaaniga ayay ku hadli jirtay AUN Faadumo Maxamed Eenoow, iyada oo u shaqeynta dowladda bilowday sideetan-meeyadii

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post