486 Views

Wasiirka Amniga Puntland “ Waa lasoo afjaray colaadii ka taagneed Sadaxdii bil ee la soo dhaaday Boosaaso

Wasiirka Amniga Puntland “ Waa lasoo afjaray colaadii ka taagneed Sadaxdii bil ee la soo dhaaday  Boosaaso
____________________________________________________________________________


khamiis: March 10, 2022

Magaalada Boosaaso waxaa in muddo ah ka taagnaa walaac laga qabo in colaad dhawaan magaalada ka dhacday ay mar kale soo noqoto, sababo la xiriira heshiisyo rasmi ah oo muuqda oo aan dagaaladii horey magaalada uga dhacay aan laga gaarin marka laga reebo baaqyada Isimada.

Wasiirka Aminiga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, oo wareysi siiyey VOA Somali, ayaa maanta sheegay in colaadaasi ay dhamaatay oo laga heshiiyay.

Sidoo kale arintaan ayaa waxay ku soo aadaysaa Xili maalmo ka hor uu Madaxweynaha Puntland uu mar kale Xilkii Taliyaha Ciidamada PSF uu u magacaabay maxamuud Diyaano oo horay uu uga qaaday Deni, taasi oo keentay dagaalka ka dhacay Boosaaso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post