867 Views

Tiradda dadka u dhintay Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya oo gaaray 51 qof

Tiradda dadka u dhintay Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya oo gaaray 51 qof
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 10 2020–Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.
Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 57 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 1,054 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
10 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 57
> Benadir: 23
> Puntland: 17
> Somaliland: 17
> Lab: 41
> Dhedig: 16
> Bogsasho: 8
> Dhimasho: 3
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,054
> Bogsashada Guud: 118
> Dhimashada Guud: 51

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment