456 Views

Dibad-baxayaal carreysan oo galay gudaha Baarlamanka Ciraaq

Dibad-baxayaal carreysan oo galay gudaha Baarlamanka Ciraaq
____________________________________________________________________________

Arbaco july 27, 2022

Boqolaal dibad baxayaasha Ciraaq oo u badan taageerayaasha hogaamiyaha shiicada Ciraaq Muqtada al-Sadr ayaa xoog ku galay xarunta baarlamaanka ee magaalada Baqdaad.

Dibad-baxayaasha, ayaa dalbanaya in uu iscasilo Ra’iisul wasaaraha, isla markaasna la soo dhiso Xukumada, isla markaasna la soo dhiso Dowlad ay dhammaan Xisbiyada u dhan yihiin.

Ra’iisul wasaare Mustafa al-Kadhimi ayaa ugu baaqay dibadbaxayaasha inay “si degdeg ah uga baxaan”.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post