783 Views

Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo ka heshiiyay khilaafkii Xildhibaannada Somaliland

Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo ka heshiiyay khilaafkii Xildhibaannada Somaliland
____________________________________________________________________________

Aaxad: September 5, 2021

 Waxaa ggoor dhawayd  Heshiis wada gaaray Guuleed iyo Cabdi xaashi oo mudooyinkii la soo dhaafay ku muran Sanaa Xulista Xildhibaanada baarlamanaka Waqooyi.

 Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed iyo guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka heshiiyay khilaafkii ka taagnaa doorashada Xildhibaannada Somaliland oo in muddo ah Soo jiitamayay.

labada Mas’ul ayaa  ku heshiiyay in  la la kala Qeybsado Xubnaha labada aqal ee Somalilanc.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post