1164 Views

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Hoygiisa ku qaabilay Taliyaha Xijaar iyo Taliye ku-xigeenka Kaniif

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Hoygiisa ku qaabilay  Taliyaha  Xijaar  iyo Taliye ku-xigeenka Kaniif
____________________________________________________________________________

May 9, 2021

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan u dhaxeeyay Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Xijaar  oo ay Wehliyaan taliye ku-xigeenka Kaniif iyo afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Xijaar iyo Kaniif oo saacadihii la soo dhaafay kulamo la yeelanayay Musharixiinta ayaa shalay la kulmay Madaxweynihii hore ee shekh shariif  halka ay la kulmeen Madaxweyne Xasan sheikh.

Sidoo kale Socdaalka ay ku bixinayaan ama kulankan ay la kulmayaan Musharixiinta ayaa u muuqda tab cusub oo ay muujinayaan in ay dhex dhexaad ka yihiin saraakiishaan Doorashada dalka lagu wado in ay ka dhacdo bilaha soo socda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post