1083 Views

Wasiirkii amniga ee Xilka laga qaaday Xasan Xundubeey oo ka hor yimid

Wasiirkii  amniga ee Xilka laga qaaday  Xasan Xundubeey oo ka hor yimid
____________________________________________________________________________

.

Arbaco: September 8, 2021

 Wasiirka amniga gudaha Xasan Xundubeey oo saacado ka hor uu xilka ka qaaday Raisal Wasaaraha soomaaliya ayaa ka hor yimid xilka qaadista lagu sameeyay.

Xundubey ayaa Boga Facebook soo dhigay in Rooble uu yahay Raisal wasaare Xil gaarsiin balse uusan ahayn Raisal wasaare Xilka qaadis ah.

Ra’iisal wasaare Rooble ayaa xilka wasiirka amniga u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur, isagoo aan sheegin inuu xilka ka qaaday ama uu iscasilay wasiir Xundubeey.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post