957 Views

Israel oo xirtay qaar kamid ah ehelada lix qof oo ka baxsatay Xabsi ay maamulaan.

Israel oo xirtay qaar kamid ah ehelada lix qof oo ka baxsatay Xabsi ay maamulaan.
____________________________________________________________________________


khamiis: September 9, 2021

Ciidamada Israel ayaa 5 qof u xiray oo kami ah ehelada Lix qof oo ka baxsatay xabsi si weyn loo ilaaliyo oo ay israel leedahay isniin lasoo dhaafay.

Lixdaasi qof ayaa shaaca laga qaaday inay ahaayen kuwa ku xukunaa xabsi daa’in.

Koox u dooda arimaha maxaabista Falastiin  ayaa sheegtay inay si kulul u cambaarenayaan dadkaasi israel ay xirtay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post