1011 Views

Doorashada labo kursi oo Aqalka Sare ka tirsan oo maanta ka dhaceysa Jowhar

Doorashada labo kursi oo Aqalka Sare ka tirsan oo maanta ka dhaceysa Jowhar
____________________________________________________________________________

Muqdisho |  September 18, 2021–Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu waddaa in ay ka dhacdo Doorashada Labo kursi oo ka mid ah 8-da Kuraas ee taala Degaanada Maamul gobolleedka Hirshabelle.

Hirshabeelle horay ayaa loo doortay Afar kursi oo loogu tartamay si furan.

Musharaxiinta maanta tartamaya ayaa kala ah:

  1. Cali Shacbaan Ibraahim, 2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir, 3. Cabdullahi Axmed Tawaad, 4. Caasho Xuseen Abuukar, 5. Cabdalle Cabdi Xuseen

Kursiga labaad :

  1. Xasan lidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post