441 Views

Maamulka Koonfur Galbeed oo kordhinaya aqoonta iyo tayada macalimiinta

Maamulka Koonfur Galbeed oo kordhinaya aqoonta iyo tayada macalimiinta
____________________________________________________________________________

Axad: December 26, 2021

Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furtay tababarka macalimiinta oo ay ka qeyb galeen wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo bahda tacliinta sare maamulkaas.

Prof: Eenow iyo Ustaad Kimistiri oo tababarka bixinayay ayaa sheegay in muhiimaddu ay tahay kor u qaadista qiimaha iyo tayada aqoonta macalimiinta, taas oo sahleysa in waxbarashada sarre marto.

Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada Koonfur Galbeed oo madasha ka hadlay ayaa kula dardaarmay macalimiinta in aysan ka leexan wixii ay barteen oo ay ardayda wax u baraan sidii iyagana wax loo baray

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post