1071 Views

Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey

Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 14, 2020—Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay shaaciyeen Shuruudaha laga doonayo qofka u tartamayo Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

 

Shuruudaha Guddiga ay soo saareen oo ka kooban 8 Qodob ayaa waxaa ugu muhiimsan in uu yahay muwaadin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaannada Galmudug,sidoo kalena heysta Shahaadoi Jaamacadeed ama wax u dhigma.

 

 

 

Sidoo kale shuruudaha ayaa waxaa kamid ah in ugu yaraan in uu leeyahay Shansao oo khibrad hoggaamin maamul ah iyo uusan gelin fal dambiyeed uu ku muteystay Xukun Maxkamadeed.

 

Hoos Ka Akhriso Shuruudaha xilka guddoonka Baarlamaanka

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment